Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Maamulka Gobolka Banaadir oo Bandow ku soo rogay Magaalada Muqdisho

Muqdisho-( Rajonews )-Gudoomiyaha gobola Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xarunta gobolka ayaa shaaca ka qaaday in Bandow labo maalin ah lagu soo rogayo dadka iyo gaadiidka magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay Gudooniyaha in Bandowgan uu bilaabanayo beri 5-ta galabnimo uuna soconayo ilaa laga dooranayo Madaxweynaha Soomaaliya oo doorashadiisa la filayo in ay dhacdo 8-da bishan oo ku beegan maalinta arbacada.

Gudoomiyaha ayaa ugu baaqay shacabka magaalada Muqdisho in ay dulqaataan inta uu bandowgu socdo, waxa uuna tilmaamay in la doonayo in la xaqiijiyo amaanka Caasimada inta Doorashada ay socoto.

Bandowga lagu soo rogay magaalada Muqdisho ayaa saameyn badan ku yeelan doona Shacabka magaalada Muqdisho, shacabka ayaana horey dhib ugu qabay wadooyin badan oo magaalada oo dhagxaan iyo caro horey loogu xiray.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement