Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

“Ar Farmaajo Ii Geeya” Oo Ugu Dambeyn Noqday Hawlwadeen Ka Tirsan Villa Somalia

Muqdisho-( Rajonews )-Maaxweyne Farmaajo aya qofki ugu horeeysay oo uu shaqaaleysiiyo waxa uu noqday wiilkii reer Jowhar ee qabsaday baraha bulshada Osman (Daanyeerow)

Kadib kulan uu madaxweynaha la qaatay waxaa loo balan qaaday inuu ka mid noqonayo shaqaalaha Madaxtooydda, inkastoo uusan helin shaqada uu helay nooceeda..

Daanyeerow ayaanan Ku laaban doonin Jowhar. Wuxuu ka shaqeyn doonaa xafiiska ugu sarreeya ee dalka. Shaqada uu qaban doono waa mid uu isaga codsaday, waana loo fulin doonaa Insha Allaah, sida uu  Cabdinur ku qoray  bartiisa Facebook.

Cusmaan Daanyeerow waxa uu si dhib yar ku noqday shaqaale ka tirsan Villa Somalia, waxaana ka dambeysay muuqaalo lagu baahiyay Baraha Bulshada, taasoo soo jiidatay Indhaha Bulshada Soomaaliyeed iyo waliba madaxweynaha cusub ee dalka Mudane Farmaajo.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement