Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

AKHRISO: Qaar kamid ah Musharaxiinta madaxweynaha oo maanta jeedinaya Khudbadaha…Q

Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa Maanta oo Sabti ah xildhibaanada Labada Gole ee Dowladda Federaalka khudbado ka horjeedin doona 8 Musharax oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Gudiga Doorashada ayaa Musharax kasta ugu tala galay 30 Daqiiqo oo uu Baarlamaanka kaga hor jeediyo Balan qaadkiisa iyo wax yaabaha uu qaban doono, hadii ay codka siiyaan Mudayaasha Labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Odayaasha.

Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha ayaa waxa ay sheegeen maanta oo Sabti ah in ay khudbado jeedin doonaan ilaa 8 Musharax, kuwaas oo kala ah:-

  1. C/naasir Cabdulle Maxamed
  2. C/raxmaan C/shakuur Warsame
  3. C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole)
  4. C/laahi Cali Axmed (Cadow Cali Gees)
  5. C/laahi Cali Xasan
  6. C/laahi Ciilmooge Xirsi
  7. C/qaadir Cosoble Cali
  8. Cali Xaaji Warsame

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa ay dhici doontaa Arbacada soo socota xilligaas oo ay Taariikhda ku beegan tahay 8-da Febraayo, sida ay horey u shaaciyeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement