Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

AKHRISO: Magacyada 8–da Musharax ee Sabtida Khudbadaha Jeedin doonta

Muqdisho-( Rajonews )-Berri oo Sabti ah Xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale golaha Shacabka waxaa  khudbado ka horjeedin doona Sideed Musharax.

Musharaxiinta Khudbadaha jeedin doona Sabtida ee ay shaaciyeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha ayaa kala ah:

  1. Cabdinaasir Cabdulle Maxamed
  2. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
  3. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud faroole
  4. Cabdulaahi Cali Axmed
  5. Cabulaahi Cali Xasan
  6. Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi
  7. Cali Xaaji Warsame

Shalay ayaa xildhibaanada Baarlamaanka waxaa khudbado ka horjeediyay 7 Musharax oo ay ka mid yihiin Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh Axmed.

Sidoo kale Maalinta Axada ah ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo dooda oo la dhageysto Sideeda Musharax ee ugu dambeysa.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement