Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Abwaano si weyn u Taageeray Madaxweyne Farmaajo oo Burco lagu xiray

Burco-( Rajonews )-Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu xiray Labo Abwaan.

Ilo wareedyo muhiim ah ayaa Shabakadan Rajonews.net u sheegay sababta loo xiray Abwaanadan in ay tahay kadib markii ay ay tiryeen Gabayo lagu amaanayay Madaxweynaha cusub ee Soomnaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.

Abwaanadan ayaa tiriyay Gabayo ay ku cabirayeen afkaartooda, kaas oo ku aadan in ay ku amaanaan Madaxweyne Farmaajo oo 8-dii Bishan lagu doortay Magaalada Muqdisho.

Ciidanka ammaanka Maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay Labadan Abwaan, waxaana socda dadaalo lagu soo deynayo.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement