Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Yaxye Jamac oo ka baxay dalka Gambia iyo Aadan Barow oo ku sii jeeda madaxtooyada + SAWIRO

Gambia-( Rajonews )-Madaxweynihii dalka Gambia Yaxya Jammeh ayaa isaga baxay dalka Gambia kadib markii uu aqbalay in uu si nabad galyo ah xilka uga dego taladana ku wareejiyo Madaxweynaha la doortay ee Adama Barrow.

Masuuliyiin katirsan Ururka ECOWAS oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Madaxweyne Yaxye Jammeh uu isaga baxay dalka Gambia uu ka talinayay mudo 22 sano ah , waxa uuna u dhaqaaqay dalka Equatorial Guinea .

Madaxweyne Yaxye ayaa aqbalay in xilka si nabad galyo uga dego kadib markii Wadamada Galbeedka Qaarada Afrika isku raaceen in awood milatari u adeegsadaan hadii uu ka biyo diido in xilka ka dego.

Dabaal degyo waa weyn ayaa ka bilowday dalka Gambia kadib markii shacabka ka war heleyn in Madaxweynihii laga guuleestay dalka uu isaga baxay, waxa ayna shacabka ku faraxsan yihiin in talada si Nabad galyo ah kula wareego Madaxweynaha Cusub.

Dhinaca kale Madaxweynaha cusub ee la doortay ee dalka Galbeedka Africa ku yaala ee Gambia Adama Barrow, ayaa sheegay inuu dalkiisa dib ugu noqonayo si uu awoodda ula wareego ka dib markii madaxweynihii laga adkaaday uu Madaxtooyada baneeyay.

Madaxweyne Adama Barrow ayaa talada dalka Gambia la wareegi doono kadib 22-sano oo dalkaasi ka talinayay Madaxweyner Yaxye Jammah oo dhawaan looga guuleestay doorashadii dalkaasi ka dhacday.



Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement