Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Xildhibaano Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare oo maanta lagu dooranayo Muqdisho

Muqdisho-( Rajonews )-Afar kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ee ka imaanaya gobolada Waqooyi ayaa maanta lagu dooranayaa magaalada Muqdisho iyadoo doorashadana ay ka dhici doonto.

Doorashada afartan kursi ee dadka ka soo jeeda gobolada Waqooyi ee lagu qabto magaalada Muqdisho ayaa ah tii ugu dambeysay iyadoo xildhibaanadii horena doorashadooda ay ka dhacday magaalada Muqdisho.

Guud ahaan wadooyinka ku dhow dhow xarunta gaadiidka Booliska ayaa xiran iyadoo dad badan ay ku qasabtay inay lugeeyaan kadib markii loo diiday gaadiidka inay maraan qaar kamid ah wadooyinka halbowlaha ah ee magaalada Muqdisho.

Dadka ku nool qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho sida Boondheere, Kaaraan,Shibis iyo Cabdulcasiis ayaa dhibaato ku noqotay doorashada ka dhacaysay xarunta gaadiidka Booliska Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement