Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Xarakada Alshabaab oo dib ula wareegay degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada Hoose

Badhaadhe-( Rajonews )-Ciidamada Maamulka Jubaland oo garab ka helaya ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya ayaa dib uga baxay degmada Badhaadhe, taasoo ay habeen hore la wareegeen.

Alshabaab oo shalay isaga baxay degmada ayaa xalay dib ula wareegay, kadib markii ay faarujiyeen ciidamadii la wareegay, waxayna ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ay ku sugan yihiin duleedka degmada.

Saraakiil u hadlay alshabaab ayaa sheegay inay shalay galab dib ula wareegeen degmadaasi, ka gadaal weerar culus oo ay ku qaadeen ciidamadii la wareegay.

Maamulka Jubaland iyo Saraakiisha Ciidamada Dowlada ee Jubooyinka wali kama aysan hadlin ka bixitaanka degmadaasi oo ay saacado yar maamulayeen.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement