Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

TOP NEWS: Ciidamada Jubaland oo Xabsiga dhigay mid kamid ah Xildhibaanada ……

Kismaayo-( Rajonews )-Ciidamada Ammaanka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Soomaaliya ayaa Maanta Xabsiga dhigay Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Maamulka Jubbaland oo lagu Magacaabo Shuceyb Ibraahin Faarax.

Mudane Shuceyb Ibraahin Faarax ayaa lala Xiray Qof Dumar ah,waxaana la sheegay in Ciidamada Nabad Sugidda Jubbaland ay Xabsiga dhigeen islamarkaana ay kala baxeen Guri uu ka degenaa Magaalada Kismaayo.

Xildhibaan Shuceyb Ibraahin Faarax ayaa kamid ah Xildhibaanada laga soo doortay ama Jubbaland ka soo galay Gobolka Gedo ,lamana  oga Sababta loo xiray Xildhibaanka.

Ciidamada Jubaland ayaa su’aalo weydiinaya Xildhibaan Shuceyb, lamana yaqaano wax yaabaha ay ku saabsan yihiin Su’aalahaas iyo dambiga uu galay.

Lasoco warar dheeraad ah Insha Allaah

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement