Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Sheekh Shariif oo noqday Musharaxii ugu horeeyay oo la diiwaangaliyay + SAWIRO

Muqdisho-( Rajonews )-Musharax Sheekh Shariif ayaa noqday Musharaxii ugu horeeyay ee ay diiwaangaliyaan Gudiga Doorashada Madaxweynaha Somaaliya, taasoo dalka ka dhaceysa 8 Bisha soo socota ee Febraayo.

Shariif Sheekh Axmed ayaa gudaha xarunta Villa Hargeysa kula kulmay Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Madaxweynaha iyo xubnaha Gudigaasi, isagoo kala hadlay doorashada iyo qaabka ay u dhaceyso waxaana sidoo kale su’aalo la weydiiyay Musharax Sheekh Shariif.

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo uu gudoomiye u yahay Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya aysan dhaafin doonin Waqtigii loo qorsheeyay oo ah in ay dhacdo Maalin Arbaco ah 8 Bisha February 2017.

 16195140_1204636382925224_3842706638546483665_n16143083_1204636386258557_5827349469032962574_n

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement