Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Qarax Khasaaro geystay oo goor dhow ka dhacay degmada Afgooye

Afgooye-( Rajonews )-Wararka aan ka heleyno degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax khasaaro geystay uu ka dhacay degmadaasi.

Qaraxa oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa la galiyay goob fariisin u ah Ciidamada Dowlada Soomaaliya ku lahaayeen degmada Afgooye.

Inta la xaqiijiyay 4 Ruux ayaa ku geeriyootay qaraxa oo ay ku jiraan ciidamo ka tirsan Dowlada, halka Tiro intaas kabadan ay ka soo gaareen dhaawacyo kala duwan.

Degmada Afgooye ayaa shalay galinkii dambe waxaa weerar ku soo qaaday xoogaga alshabaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus, kaasoo ugu dambeyn alshabaab loga saaray xaafado ka tirsan degmadaasi.

Lasoco warar dheeraad ah Insha Allaah

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement