Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Musharax Xasan Sheekh oo xalay Muqdisho kula kulmay 180 Xildhibaan

Muqdisho-( Rajonews )-Madaxeynaha waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Musharax u taagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Xalay Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaano isugu jira Labada Gole ee Baarlamaanka,kuwaas oo gaarayay 180 Xildhibaan.

Kulanka oo ahaa Casho Sharaf ayaa waxaa hadalo ka soo jeediyay qaar kamid ah Xildhibaanada Labada Aqal,waxaana kamid ahaa Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo sheegay in ay dib u noqosho tahay haddii Qof kale oo Madaxweyne Xasan aheyn la doorto islamarkaana ay Taageersan in Xasan Sheekh Mar kale la doorto.

Sidoo kale Xildhibaan Aadan Madoobe oo Kulanka ka hadlay ayaa sheegay in ay Codka siinayaan 180 Mudane ee Xalay la kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Madaxweynaha uu waqtigiisa sii dhamaanayo Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhamaan uga Mahad celiyay Xildhibaanada Labada Aqal sida ay Taageerada ugu fidiyeen.

Doorashada Madaxweyne ee Soomaaliya oo ay u ordeyaan 24 Musharax ayaa loo mudeeyay in ay dhacdo 8-bisha soo socota.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement