Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Musharax Sheekh Shariif oo booqday Dadkii ku soo dhaawacmay Qaraxyadii shalay + SAWIRO

Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynihi hore ee Dowlada KMG Soomaaliya Ahna Musharax u taagan xilka madaxweynaha Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta booqday Dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii shalay ka dhacay Hoteel Dayah ee Magaalada Muqdisho kuwaasoo la gaarsiiyay Isbitaalka Madiina.

Sheekh Shariif ayaa dhaawacyada mid mid u gacan u qaaday, isagoo ka waryestay xaaladooda iyo arimaha caafimaadkooda, waxayna Dadka ka codsadeen in wax loo qabto, maadaama ay jiraan Dad aan waxba heysan.

Sheekh Shariif ka hor inta uusan booqan Isbitaalka Madiina iyo dhaawacyada ku jira wuxuu tagay Xarunta Villa Hargeysa, halkaasoo uu ka diiwaangaliyay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

IMG_0135IMG_0136IMG_0137IMG_0138IMG_0139

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement