Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Musharax Cali Xaaji Warsame oo gaaray Magaalada Muqdisho + SAWIRO

Muqdisho-( Rajonews )-Musharax madaxweynaha Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, maadaama ay soo dhawaatay waqtiga ay dhaceyso doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Musharax Cali Xaaji Warsame, oo deegaan ahaan kasoo jeeda deegaanada Maamulka Puntland Soomaaliya ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa dalka dibadiisa, waxaana uu waday latashiyo la xiriira musharaxnimadiisa.

Markuu uu kasoo dagay garoonka Aadan Cadde, ayuu ugu horeyn wuxuu ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Hoteelka Dayax ee magaalada Muqdisho, kaasoo dhacay maalin ka hor.

Mudane Cali Xaaji Warsame, ayaa soo hadal qaaday abaaraha ka jira dalka  ee heysta shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in abaaraha ay saameyn xoogan geysteen sanadkan.

Wuxuu ka codsaday xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya inay codkooda siiyaan, isagoo sheegay haddii la doortaa inuu wax badan ka qaban marxalada dalka uu ku jiro, haddii laga guuleysana uu la shaqeyn doono hogaamiyaha soo baxa.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement