Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Majaajiliste caan ah oo lagu xiray Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland

Hargeysa-( Rajonews )-Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in ciidamada booliiska Soomaaliland ay magaaladaasi ku xireen Majaajiliistaha caanka ah Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis)

Sida aan Wararka ku heleyno Ajakis ayaa kusii jeeday magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Soomaalida Itoobiya, waxaana xiray oo su’aalo weediinaya ciidamada amaanka Maamulka Somaliland.

Ajakis ayaa kamid ah majaajiliistayaasha Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan, waxa uuna hada ka shaqeeyaa Telefishinka Universal uu ka tabiyo barnaamij madadaalo Siyaasadeed oo lagu magacaabo Faaliyaha Qaranka.

Maamulka Somaalilan ayaana wali ka hadlin xariga ay u geesteen Cabdi Muruudi Dheere Ajakis iyo sababta loo xiray , waxaana socda dadaalo lagu doonayo in xuriyadiisa dib loogu soo celiyo majaajiliistaha.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement