Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Madaxweynihii Hore ee Mareykanka George H.W. Bush oo wali la il daran dhaawac soo gaaray

USA-(Rajonews) Madaxweyne buushkii weynaa oo wali lagu dabiibayo isbitaal ku yaala mareykanka kadib markii uu dhaawac ka soo gaaray Kufniin la soo darsay.

George H.W. Bush ayaa ka jabay qoorta waxaana maalmihii la soo dhaafay dhaqaatiirtu la tacaalayeen sidii loo daweyn lahaa xili ay ka muuqatay Dada ama duqoowga oo ka daba yimi isaga iyo xaaskiisa.

Dhaawaca waa midkii sababay in uu ka qeybgali waayo xafladii lagu caleema saarayay Madaxweynaha 45aad ee Mareykanka oo ka dhacday DC asbuucii hore.

Xaaladiisa ayaa la xaqiijinayaa in ay ka soo reynayso waxaase laga walaacsanyahay in uusan xamili karin dhaawaca soo gaaray oo dhanka qoorta ah xili u tabaryareeynayay.

Inbadn oo ka mid ah shacabka Mareykanka ayaa dhanbaalo qoraal ah oo ay kaga xunyihiin dhaawiciisa u diray halka kuwo kale ay ku booqanayeen Isbitalka.

Xili walba waxaa la arkaa in xaaskiisa oo ayada laf ahaanteeda ay ka muuqato da’da ay la joogto iyaga oo xiliyada qaar lagu arko Beerta lagu lugeeyo isaga oo saaran gaariga curyaanka xaaskuna ay garab socoto dadbadan ay ku soo leexanayaan oo ay salamayaan.

Dhaaqaatiirta dabiibaysa ayaa shegay in dhawaan uu ku aban doono gurigiisa balse dhaqtarku ka warhayn doono.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement