Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Madaxweynaha Gambia Oo Meesha Ka Saarayo Magaca Dalkiisa Ee Jamhuuriyadda Islaamka

Gambia-( Rajonews )-Madaxweyne Adaama Barrow oo Khamiistii tegay caasimadda dalkaasi ee Banjul ayaa shalay sheegay inuu isbedel ku samayn doono Hay’adda Sirdoonka ee dalkaasi (NIA), isla markaana ballan qaadayo Xorriyadda Saxaafadda.

Waxa uu xusay inuu Wasiiradda uu  magacaabayo looga baahan yahay intaysan Xilka  qabanin looga baahan yahay inay shaaciyaan  Hantida ay haystaan.

Dhinaca kale, Waxa kale oo uu tilmaamay inuusan magaca rasmiga ee dalka ku sii jiri doonin Erayga Islaamka, taasi oo uu horey ugu daray Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Yaxye Jaamac sannadkii 2015-kii.

90% Dadka ku nool dalka Gambia waa Muslim, balse waxa uu Madaxweynaha cusub sheegay inuu dalku sii ahaan doonin in loogu yeero Dowladda Islaamiga ee Gambia.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement