Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Madaxweynaha Dalka oo si kulul uga hadlay Qaraxyadii maanta ka dhacay Hoteel Dayax

War-saxaafadeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyey weerarkii waxashnimada ee saaka argagixisada ka fuliyeen Hotel Dayax ee magaalada Muqdisho , halkaas oo dad u badan shacab ay ku shahiideen.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dadkii maanta shahiiday ay noloshooda qaaliga ah ku waayeen iyagoo dalkooda iyo shacabkooda u adeegaya, isagoo Allah uga baryey inuu naxaristii janno ka waraabiyo, qoysaskii, eheladii iyo shacabka ay ka geeriyoodeenna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Madaxweynaha ayaa Ilaahay uga baryey dadkii ku dhaawacmey weerarkaasi waxashnimada ah inuu deg-deg caafimaad buuxa u siiyo.

Ugu dambeyntii, Madaxweynaha waxaa uu farey laamaha amniga ee Dowladda Federaalka inay xoojiyaan dagaalka lagula jiro argagixisada oo damacoodu yahay in ay carqaladeeyan horumar ka socda dalka.

Dhammaad–

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement