Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Madaxweynaha cusub ee dalka Gambia oo ku laabtay wadankaasi + SAWIRO

Madaxweynaha cusub ee dalka Gambia, Adama Barrow ayaa dib ugu laabtay dalkiisa si uu awooda ula wareego.

Shacab fara badan ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaraha ee caasimadda Banjul, iyadoo Barrow lagu dhaariyay dalka Senegal todobaadkii hore.

Madaxweyne Barrow waxaa safarkiisa ku wehliya ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan galbeedka Afrika Maxamed ibn Chambas iyo masuuliyiin kale.

Madaxda galbeedka Afrika ayaa ku qanciyay madaxweynihii hore ee dalkaasi Yaxya Jammeh inuu xilka baneeyo isbuucii la soo dhaafay, isagoo hadda ku sugan dalka Equatorial Guinea.

Barrow ayaa laga dalbaday inuu si deg deg ah dalkiisa ugu noqdo si looga baaqsado in dalku uu hogaamin waayo.

Kumannaan ciidammo ka socdo dalalka galbeeda Afrika ayaa ku sugan dalka Gambia iyadoo ay jiraan warar sheegaya in ciidammo wali taabcan Jameh ay ka tirsan yihiin xooggaga amniga Gambia.










Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement