Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Maamulka Jubaland oo ka hadlay dagaalo ay la galeen Xoogaga Alshabaab

Kismaayo-( Rajonews )-Maamulka Jubaland Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalo culus oo dhexmaray ciidamadooda iyo xoogaga Alshabaab, iyagoo sheegay inay gaarsiiyeen khasaarooyin kala duwan.

Afhayeenka Laamaha amniga Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Maxamuud (Sayid-carab) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay dileen in ka badan 20 Dagaalyahan oo Shabaab ka tirsan.

Axmed Maxamed Maxamuud (Sayid-carab) Afhayeenka Laamaha amniga Maamulka Jubbaland ayaa sidoo kale sheegay in uu yar yahay khasaaraha dhankooda Dagaalka ka soo gaaray.

Ilaa iyo hada ma jiraan ila wareedyo madax banaan oo xaqiijinaya khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Dagaalkii ka dhacay Degaanka Kulbiyow ee Gobolka Jubbada Hoose.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement