Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

LIVE U DAAWO: Qaraxii Labaad ee saaka ka dhacay Hoteelka Dayax iyo xaalada sida ay noqotay

Muqdisho-( Rajonews )-Kaamirooyinka Wariyaashii tegay Markii la weeraray Hotelka Dayax ayaa qabtay Qaraxii labaad si toos ah u dhacaya iyo kala cararkii goobta ka dhacay.

Qaraxa labaad ayaa ka dhashay Gaari NOAH ah oo yaalay banaanka hotelka laguna qiyaasayo inuu yahay gaarigii ay ka degeen Debleyda Hotelka galay, waxana uu sababay qasaaraha ugu badan ee Wariyaasha soo gaaray.

HALKAN KA DAAWO

Ilaa 7 Wariye ayaa la xaqiijiyey inay Qaraxaas ku dhaawacmeen kuwaas oo hadda la dhigay Isbitalada Magaalada Muqdisho, halkaas oo xaaladooda caafimaad lagu baxnaaninayo.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement