Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Hambalyada sanadka cusub iyo Rajonews

Sanadka cusub ee 2017 waa sanad qofwalba uu rajadiisa iyo noloshiisa jecelyahay in uu wanaag kala kulmo waxaana inbadna oo kamid ah shacabka Soomaaliyeed ka dhursugayaan dowlada iman doonta oo ay u arkaan qofka soo baxaa in uu ku xirnaan doono rajada Dalka iyo Dadka.

Waxaan anaga oo ka faaiidaysanayna fursada sanadka cusub dhamaan aqristayaasheena sharafta leh leenahay Sanadkan Allaha ka dhigo mid xanbaarsan Yididiilo wanaagsan, waxana meelwalba oo aad joogtaan idin leenahay Sanad wanaagsan.

Waa muhiim in xiliyada salaadaha loo duceeyo Dalka iyoo Dadka waxaana lagama maarmaan ah in aan xasuusnaano in isbadalku ku jiro Gacmaheena.

Aadbaan umahadsantihiin.

Maamulka Rajonews oo idin leh Hambalyo 2017

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement