Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Guri qurux badan oo loo diyaariyay madaxweyne Obama , Marka uu xilka ka dago + SAWIRO

USA-( Rajonews )-Madaxweynaha waqtigiisa dhamaadat ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa lagu wadaa in maalmo kadib uu si rasmi ah xilka ugu wareejiyo Madaxweynaha sida sharciga loo doortay ee Dalkaasi Donald Trump.

Obama ayaa aqalka Cad ee looga arimiyo dalka Mareykanka ku noolaa mudo 8-sano ah, waxaana hada loo diyaariyay guri qurux badan oo loogu tala galay in Madaxweynaha iyo Qoyskiisa ay dagaan marka xilka uu wareejiyo.


















Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement