Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Gudiga Doorashada Madaxweynaha oo soo gaba gabeeyay diiwaangalinta Musharaxiina

Muqdisho-( Rajonews )-Guddiga qaban qaabada  Doorashada Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya, ayaa waxay goor dhow oo galabta ah soo gaba gabeeyeen diiwaangelinta musharaxiinta u tartameysa Xilka madaxtinimada dalka.

Gudoomiye Dr. C/raxmaan Ducaale Bayle, Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha, ayaa sheegay in la soo gaba gabeeyay diiwaangelinta xubnaha u tartamaya xilka ugu sareeya dalka.

Gudoomiyaha Beyle ayaa sheegay in musharaxiinta la diiwaangeliyay ay tiradoodu guud gaareyso 24 musharax. Diiwaangelinta musharaxiinta ayaa si rasmi ah u bilaabatay Maalinimadii Khamiista ahayd ee la soo dhaafay.

Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo fadhigoodu uu yahay Villa Hargeisa, ayaa saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ku qaabilaayay musharaxiinta.

Magacyada musharaxiinta la diiwaangeliyay

1485707444cb61f.jpg

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement