Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Gudiga diyaarinta Doorashada Madaxweynaha oo Maanta lagu dhawaaqayo

Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa maanta lagu wadaa in la magacaabo Gudiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha dalka, taasoo ilaa hada aan la ogeyn xiliga ay dhaceyso.

Guddigan ka shaqeynaya doorashada madaxweynaha dalka ayaa waxaa maanta lagu magacaabi doonaa kulanka Golaha shacabka Soomaaliya oo ay sidoo kale ka qeyb gali doonaan xubno ka socdo Aqalka Sare ee dalka.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane  Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in kulanka  barlamaanka  lagu dhisi doono  guddiga  qaban qaabada doorashadda madaxweynaha  Soomaaliya, kaasoo ka shaqeyn doonaa sidii ay u dhici lahayd doorashada madaxweynaha.

Doorashada Madaxweynaha ayaa hada ah mida ugu xiisaha badan, waana mida ay wada sugayaan Shacabka Soomaaliyeed, maadaama ay soo dhamaadeen doorashooyinkii Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement