Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Golaha Wasiirada Jubaland oo Maanta yeeshay kulan xasaasi ah + SAWIRO

Kismaayo-( Rajonews )-Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta oo Khamiis ah Shir Gudoomiyay kulanka Todobadlaha ah ee Golaha Xukuumada.

Ajandaha Shirka Maanta ayaa waxaa ugu weyna Warbxin laga sugayay Wasaarada Maaliyada oo la xiriirta Hananka Maaliyada iyo dakhliga Sanadka 2017 ee Xukuumada.

C/rashiid Jire Qalinle Wasiirka Maaliyada ayaa sheegay in dakhliga Sanadkan ee Dowlada uu kordhay marka loo eego Sanadkii hore ee 2016.

“Hawlaha Wasaarada iyo qaabaynta Miisaniyada Sanadkan waxay usocdaan sidii loogu tala galay iyadoo aan rajaynayno in koror uu ku yimaado dakhliga Dowlada ee Sanadkan” ayuu yiri Wasiirka Maaliyada.

Wasaarada Caafimadka ayaa soo bandhigtay hawlaha Wasaarada ee baahinta hananka Caafimadka taas oo la xiriirta qorshaha Sanadkan 2016.

Golaha ayaa Maanta laga dhex Akhriyay Wareegto lagaga dalbanayo Wasiiradu in ay ilaaliyaan xiliyada shaqada isla markana ay shaqeeyaan wakhtiyo dheerad ah marka baahiyaha gaarka ah iyo hawlaha deg dega ah ay jiraan.

 

1j2j3j

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement