Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Gantaal ay Tijaabiyeen Milatariga Iiraan oo qal qal galiyay Mareykanka iyo Yuhuuda

Tehran-( Rajonews )-Dowladda Maraykanka ayaa codsatay Kulankaasi, kadib, markii ay Milliteriga Iiraan tijaabiyeen Gantaal Balaastik oo ridada dhexe ah.

Tallaabadda ay Dowladda Maraykanka ay Kiiskaasi ugu gudbisay Golaha Ammaanka ee QM waxaa gadaal ka riixayo Ra’isul-wasaaraha Yuhuudda, Benjamiin Netenyaahu oo walaac xooggan ka muujyey Tijaabadda Iiraan.

Waxa uu sheegay inuu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump kala hadli doono arrinkaasi, marka ay bisha soo socota ee February 14-da kulan ku yeeshaan Aqalka Cad ee magaalladda Washington.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement