Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Donald Trumo oo si rasmi ah loogu dhaariyay Xilka Madaxweynaha Mareykanka + SAWIRO

USA-( Rajonews )-Donald John Trump ayaa maanta noqday madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka, wuxuuna dalka hoggaamin doonaa afarta sano ee soo socota magaalada Washington ayaa xaflad si weyn loo soo agaasimay lagu qabtay.Trump oo la doortay sideeddii November ayaa xilka si rasmi ah ugala wareegay madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama kadib markii lagu dhaariyey munaasabad ka dhacday aqalka Capitol Hill ee congress-ka Mareykanka.

Ku dhowaad hal milyan oo qof oo ka kala yimid dhammaan gobollada dalka Mareykanka ayaa isugu yimid magaalada caasimadda ah ee Washington DC ee si ay goob jog ugu noqdaan maalintan taariikhiga ah.

Trump ayaa xilka uu qabtay ku macneeyey in shacabka Mareykanka ay xukunkii dalkooda kala wareegeen “Koox yar oo Washington DC” ku sugan. Madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka Trump iyo xaaskiisa ayaa sii sagootiyay Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama.

trump president (1)

trump president (2)

trump president (3)

trump president (4)

trump president (5)

trump president (6)

trump president (7)

trump president (8)

trump president (9)

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement