Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Diiwaangalinta Musharaxiinta Madaxtinimada Soomaaliya oo la soo gaba gabeeyay

Muqdisho-( Rajonews )-Guddiga Doorashada Madaxweynaha Somaliya, ayaa waxay goor dhow soo gaba gabeeyeen diiwaangelinta musharaxiinta u taagan jegada madaxtinimada dalka.

Dr. C/raxmaan Ducaale Bayle Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha, ayaa sheegay in la soo gaba gabeeyay diiwaangelinta xubnaha u tartamaya xilka ugu sareeya dalka.

Waxa ay tilmaameen Guddiga illaa iyo hadda in ay diiwaangeliyeen 18 musharax, tan iyo 26-kii bishan. Diiwaangelinta musharaxiinta ayaa si rasmi ah u bilaabatay Khamiistii la soo dhaafay.

Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo fadhigoodu uu yahay Villa Hargeisa, ayaa saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ku qaabilaayay musharaxiinta.

 

Magacyada musharaxiinta is diiwaangelisay

1.Shariif Sheekh Axmed

2.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke

3.C/qaadir Cali Cosoble

4.Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)

5.C/raxmaan C/shakuur Warsame

6.Jibriil Ibraahim Cabdulle

7.Xasan Sheekh Maxamuud

8.Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

9.Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)

10.C/naasir Maxamed Cabdulle

11.Cali Xaaji Warsame

12.Saciid C/laahi Dani

13.Maxamed Maxamuud Culusow

14.C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole)

15.Saciid Ciise Maxamuud

16.Bashiir Raage Shiiraar

17.C/laahi Ciilmooge Xersi

18.C/laahi Cali Gees.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement