Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Xubno ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka oo raadinaya Xuquuqda G/Banaadir

Muqdisho-( Rajonews )-Xubno uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa sheegay in xildhibaanada kasoo jeeda gobolada Waqooyi ee lagu doortay Magaalada Muqdisho in ay raadin doonaan xaqa uu leeyahay gobolka Banaadir, taasoo wali aan la isku afgaran Xaqa ay leeyihiin Shacabka ku dhaqan Gobolkaasi.

Mudane Carte Waxaa uu sidoo kale sheegay in Mas’uuliyiinta gobolka Banaadir ay kala shaqeyn doonaan sidii Muqdisho ay u yeelan la heyd Maqaam.

Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka ayaa sidoo kale tilmaamay in Magaalada Muqdisho ay tahay Caasimad , islamarkaana ay wada leeyihiin dhammaan umadda Soomaaliyeed.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement