Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Xildhibaanada Labada Aqal oo looga digay inay Iibsadaan Codadkooda…

Muqdisho-( Rajonews )-Iyadoo 8 Febraayo lagu wado inay dalka ka dhacdo Doorashada Madaxweynaha ayaa waxaa soo baxaya digniinaha loo dirayo Xildhibaanada Labada Aqal, iyagoo loogu baaqayo inay doortaan shakhsigii ay u arkaan inuu bad baadin karo dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Axmed Salaad Aw-aadan oo kamid ah siyaasiyiinta ka faalooda arimaha Siyaasada iyo Dhaqaalaha oo la hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa xildhibaanada uga digay inay doortaan Shakhsi Lacag bixiyay, balse looga baahan yahay inay doortaan Shakhsi wax tar ah oo wax ka qaban kara xaaladaha dalka ka jira.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement