Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Xildhibaanada Galmudug oo diiday inay la kulmaan Xildhibaanada Dowlada Somalia

Cadaado-( Rajonews )-Xildhibaanada ka soo horjeeda C/kariin Xuseen Guuleed ee sheegay in ay xilkii ka qaadeen ayaa iska diiday in ay la kulmayaan Xildhibaano ka socda Dowladda Dhexe oo degaanka ka soo jeeda, kuwaasi oo tagay Magaalada Cadaado.

Xubnaha Xildhibaanada ah ee tagay Magaalada Cadaado, ayaa waxaa hogaaminaayay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo Xildhibaano kale oo deegaanka ka soo jeeda.

Sababta kulanka Xildhibaanada ay u diideen ayaa waxa ay tahay inay ku eedeynayaan (Odawaa) iyo Xildhibaanada kale inay doonayaan xafiiska inuu sii joogo C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha Maamulka Galmudug.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement