Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Xasan Sheekh ” waan ilaalinayaa nidaamka doorashada, anigoo faraxsan ayaan ka qeyb galayaa ”

Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Ahna Musharaxa madaxweynaha dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Guddiga doorashada uu u sheegay in uu ku qanci doono natiijada ka soo baxda doorashada madaxweynaha, taasoo loo balansan yahay inay dhacdo Bisha soo socota ee Febraayo.

Waxa uu sidoo kale sheegay  Musharax Xasan Sheekh in uu u hogaansami doono nidaamka doorashada isla markaana uu raaci doono amarada ay siiyaan Guddiga qaabilsan doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in Musharaxiinta kale dhamaantood loogu baahan yahay in ay u hogaansamaan shuruucda iyo hab raaca doorashada.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement