Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Taliska Booliiska Doolow oo Digniin u diray Darawalada Gaadiidka …..

Doolow-( Rajonews )-Taliska Booliiska Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa waxa uu digniin culus u diray Daraawalada Gaadiidka sharci la’aanta ku kaxeeya Degmadaasi iyo deegaanada hoos tago.

C/laahi Xuseen oo ah Taliyaha saldhiga Booliska Degmada Doolow ee Gobolka Gedo oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay maalmahan in ay soo bateen kiisaska la xiriira shilalka ka dhaca Magaaladaasi.

Waxa uu sheegay arrintan in ay ugu wacan tahay, kadib markii Magaalada ay ku soo bateen Daraawalada aan si wanaagsan u garaneyn kaxeynta Gaadiidka.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement