Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Puntland oo ka digtay in la siyaasadeeyo Daryeelka Gabadhii lagu kufsaday Goldogob

Garowe-( Rajonews )-Madaxda Maamulka Puntland ayaa ka hadlay war qoraal ah oo dhawaan ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, kaasoo lagu sheegay in madaxtooyada Soomaaliya ay Daryeel u fidineyso Gabadhii lagu kufsaday degmada Goldogob ee Gobolka Mudug.

C/xakiin Xaaji Cameey Madaxweyne kuxigeenka Puntland Soomaaliya ayaa ku baaqay inaan la siyaasadeyn Dafryeelka Gabadhii lagu Kufsaday degmada Goldogob, wuxuuna sheegay in hadalkii ka soo yeeray xafiiska madaxweynaha Soomaaliya uu ahaa mid siyaasadeed.

Mudane Cameey ayaa madaxweynaha Soomaaliya xasuusiyay inuu ilaaliyo xuquuqda Gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho iyo Gobolada u dhow, halkii uu ka hadli lahaa Xuquuqda Gabadhaha Reer Puntland.

Madaxda Maamulka Puntland ayaa balan qaaday inay Daryeel u fidinayaan Gabadhii lagu kufsaday degmada Goldogob, waxaana ay ka codsadeen Madaxda inaysan siyaasadeeyn arimaha Bulshada.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement