Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Muuse Suudi Yalaxoow ” Madaxweyne qof ayaan u rabnaa ”

Muqdisho-( Rajonews )-Muuse Suudi Yalxow oo ka mid ah xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo xalay ka qeyb galay Munaasabad casho sharaf aheyd oo xalay Maamulka Gobolka Banaadir uu u sameeyay Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole).

Inta uu khudbadiisa waday Muuse Suudi ayaa waxa uu aad uga qosliyay dadkii ka soo qeyb galay Munsaabada, maadaama uu sheegayay hadalo madadaalo ah oo u badnaa si garaacis dadban.

Waxa uu sheegay khudbada uu jeediyay C/raxmaan (Faroole) qaar ka mid ah in ay ahaayeen kaftan, halka qaar kalena oo runta in laga sheego ay u baahnaayeen, laakiin hada aan laga jawaabeyn.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement