Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Madaxweynaha dalka oo la kulmay Safiirafada Wadamada Carabta u jooga Muqdisho

Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya maanta kula kulmay safiirada wadmada Jaamacadda Carabta u fadhiya Dalka Soomaaliya.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhinacyadan waxa uu kala hadlay arrimaha ku aadan Abaaraha Dalka ka jira iyo sidii door muuqata ay uga qaadan lahaayeen u gar gaarida shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatada kala duwana ay heysato.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulanka kadib saxaafada la hadlay ayaa waxa uu sheegay in ay isla meel dhigeen sidii loogu gurman lahaa dadka ay Abaaraha saameeyeen ee xilligan ku sugan Gobolada Dalka Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement