Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Maamulka HirShabeele oo ka hadlay Biyo la’aanta ka jirta Wabiga Shabeele

Jowhar-( Rajonews )-Maamulka HirShabeele ayaa ka hadlay abaaraha xoogan ee ka jira deegaanada maamulkaasi iyo Biyo la’aanta Wabiga Shabeele.

Madaxweyne kuxigeenka maamulka HirShabeele Cali Guudlaawe ayaa sheegay inay deegaanada maamulkaasi ka jiraan abaaro xoogan, kuwaasoo saameeyay Dadka iyo Xoolaha, wuxuuna ku baaqay in la is garab istaago, si looga baxo dhibaatada abaaraha.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamed oo qeyb ka ahaa wafdi kormeer ku sameeyay Abaaraha ka jira ka jira Degaanada Hirshabeelle ayaa ku baaqay in gar gaar lala soo gaaro dadka dhibaateysan.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement