Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Maamulka Gobolka Sh/Hoose Shabaab waan ka difaaceynaa Degaanadeena ”

Marko-( Rajonews )-Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegeen Degaanadooda in ay ka difaacayaan ururka Al-shabaab, maadaama weerarada Shabaab maalmihii u dambeeyay ay ku soo badanayeen Degaanadaasi.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ammaanay Ciidanka ammaanka qeybahooda kala duwan, maadaama ay ka hortageen weerar gaadmo ahaa oo Shabaab habeen ka hor ay ku soo qaadeen Degmada Afgooye.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement