Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Kulankii dhexmaray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo C/raxmaan Faroole

Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa shalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan xasaasi ah, kaasoo dhexmaray Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole.

Xasan Sheekh iyo C/raxmaan Faroole oo labadaba ah Musharaxiin u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulankooda waxay ku tilmaameen mid is wareysi ah, loogana hadlayay arimaha dalka Soomaaliya iyo doorashada Madaxweynaha oo dhaceysa Maalmaha soo socda.

Musharaxiinta ayaa diiday inay ka wada hadleen arimo kale, waxayna shaaciyeen inay yihiin musharaxiin u taagan xilka madaxweynaha oo aysan jirin siyaasad ay iskugu yimaadeen iskuna taageerayaan.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement