Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Isdiiwaangalinta Musharaxiinta Madaxtinimada oo Galabta ku eg

Muqdisho-(Rajonews )-Waxaa Maanta la soo afmeerayaa  diiwaan gelinta Musharaxiinta dooneysa in ay ka qeyb galaan Tartanka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, taasoo dhaceyso bilowga bishan soo socota.

Tirada Guud ee Maalmihii la soo dhaafay isdiiwaan geliyay ayaa waxa ay gaarayaan 15 Musharax, Waxaana lagu wadaa in gelinka dambe ee Maanta gabi ahaanba la soo gaba gabeeyo diiwaan gelinta Musharaxiinta doonaya in ay ka qeyb galaan Tartanka Doorashada Madaxweynaha.

Musharax walbo ayaa waxaa diiwaan gelin ahaan looga qaaday lacag gaareysa 30,000 oo Dollar waxaa lacagta iminka ay hayaan Guddiga Doorashada ay gaareysaa 450,000 oo Dollar waxaana lacagtaasi 50% loogu gurmanayaa dadka ay Abaaruhu saameeyeen ee gobolada Dalka ku nool.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement