Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Gudoomiye Yabooh “Amniga Muqdisho waa mid la isku haleyn karo”

Muqdisho-( Rajonews )-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu sheegay ammaanka Magalada Muqdisho in uu yahay mid la isku haleyn karo, oo amniga uu soo hagaagayo.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasada Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay amniga Muqdisho in uu yahay mid lagu kalsoon yahay, maadaama Ciidanka ammaanka ay waqti badan ku bixiyaan.

Waxa uu sheegay reer Muqdisho amniga Magaalada in aysan wal wal ka qabin, balse laga yaabo dadka qurbaha ka yimid in ay muujiyaan walaac ku aadan dhanka amniga, isagoo ugu baaqay in ay niyadooda ka saaraan in uusan amni jirin.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement