Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Gudoomiye Canab ” Xildhibaanada HirShabeele waa inay ku soo noqdaan Jowhar ”

Jowhar-( Rajonews )-Gudoomiye Kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Maamulka HirShabeele Soomaaliya Marwo Canab Axmed Ciise ayaa baaq u dirtay dhamaan Xildhibaanada maamulkaasi, iyadoo ugu baaqday inay deg deg ugu soo laabtaan magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka HirShabeele, si ay u sii wataan Shaqooyinkoodi Baarlamaan.

Waxa ay sheegtay Marwo Canab Axmed Ciise oo ah Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Maamulka Hirshabeele in aysan wicin Madaxda Hirshabeelle balse ay wacday oo keliya xildhibaanada, si ay u sii wataan Howsha hortaalla.

Sidoo kale xildhibaanada ayay ugu baaqday 1-da Bisha Febraayo ka hor in ay ku soo gaaraan Magaalada Jowhar, si ay u qabsadaan Howsha u taalla ee Dastuurkooda.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement