Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Gudoomiye Beyle ” waxaan ka feejignaan doonaa Musuq Maasuq ka dhaca Doorashada ”

Muqdisho-( Rajonews )-Guddoomiyaha Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle oo wareysi gaar ah siiyay Idaacad ku taala Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan Doorashada in ay ku dhacdo nidaam hufnaan iyo cadaalad ay ku dheehan tahay, lagana ilaaliyay wax isdaba marin iyo musuq maasuq.

Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in ay aad uga taxadirayaan Guddigooda in Doorashada ay musuq ka dhacdo, wuxuuna tilmaamay heerkii ugu sareeyay ee Cadaalada ay Doorasho Dalka kaga dhacdo in ay ku saleyn doonaan.

Gudiga Doorashada ayaa waxaa hortaala shaqo adag, taasoo ah doorashada madaxweynaha Somaaliya oo lagu wado inay dhacdo 8 Febraayo.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement