Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Gudiga Doorashada Madaxweynaha oo ka hadlay Sababta loo joojiyay Doodii Musharaxiinta

Muqdisho-( Rajonews )-Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha  C/raxmaan Ducaale Beyle oo warbaahinta kula hadlay xarunta baarlamaanka ayaa sheegay in maanta dalka oo dhan ay ka jirtay cilad xagga Internetka ah , taasoo aan suurta gelin in dooda Toos loo daawado.

Waxaa uu sidoo kale xusay in gabi ahaanba la joojiyay doodii loo qaban lahaa Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya.

Arintaan ayaa imaanaysa xilli Maanta in ka badan 12 Musharax ay iskaga baxeen dooda, islamarkaana ay sheegeen in aysan aheyn mid si sax ah loo baahinaayo.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement