Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Golaha Wasiirada Soomaaliya oo yeelanaya Shir deg deg ah

Muqdisho-( Rajonews )-Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta yeeshaan shir deg deg ah, kaasoo looga hadlayo arimaha ka taagan dalka Soomaaliya.

Ra’isul wasaare kuxigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaciyay inay maanta yeelanayaan kulan xasaasi ah, isagoo xusay in looga hadli doono sidii loo bad baadin lahaa Umada Soomaaliyeed oo abaaro xoogan wajahaya.

Mudane Carte ayaa xusay in Beesha caalamka ay diyaariyeen Lacago loogu tala galay Abaaraha Soomaaliya, iyagana ay gacan ka geysanayaan sidii loo gaarsiin lahaa Dadka ku sugan Gobolada dalka.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement