Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo maanta yeeshay shir aan caadi ahayn

Baydhabo-( Rajonews )-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa uu kulan la qaatay wasiirada iyo saraakiisha Maamulkaasi.

Shirkan oo ahaa mid Khamiis walba ay wada yeeshaan wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa uu maanta ahaa mid ka duwan kuwii hore, maadaama uu ka qeyb galayay Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed.

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo kulankan shir Guddoominayay ayaa waxaa looga hadlay ammaanka, Abaaraha iyo cudurada ka dilaacay Degaanadaasi.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement