Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo maanta yeelanay Shir xasaasi ah

Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa maanta lagu wadaa inay kulmaan Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Xildhibaanada Aqalka Sare, kuwaasoo kulankooda kaga hadli doonaa sidii loo guda gali lahaa doorashada madaxweynaha.

Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa warbaahinta u sheegay in maanta ay kulan yeelanayaan xildhibaanada aqalka hoose iyo kuwa aqalka sare, waxaana uu shaaciyay inay go’aamin doonaan xiliga ay dhaceyso doorashada madaxweynaha iyo qaabka ay u dhaceyso.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement