Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Galmudug oo ku dhawaaqday Howlgal ka dhan ah Alshabaab

Cadaado-( Rajonews )-Maamulka Galmudug Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay bilaabayaan Howlgalo ka dhan ah Xarakada Alshabaab, loogana saari lahaa dhamaan deegaanada ay kaga sugan yihiin maamulkaasi.

Madaxweyne kuxigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay arimaha amaanka ee deegaanada maamulkaasi, isagoo sheegay inay ciidamada maamulkaasi u diyaarsan yihiin xaqiijinta amaanka iyo ka hortaga falalka amaanka ka dhanka ah.

Maxamed Cabdi Xaashi (Carabey) Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug ayaa soo hadal qaaday Howlgalada ka dhanka ah Shabaab, wuxuuna sheegay in ay si dar dar leh ku socdaan.

Waxa uu sheegay Ciidanka Galmudug in ay u diyaar garoobeen Howlgalka Hujuunka ah ee Shabaab lagu qaadayo, si looga saaro Degaanada ay ka joogaan Galmudug.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement