Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Ciidamo isugu jira Soomaali iyo Cadaan oo la wareegay degmada Badhaadhe

Kismaayo-( Rajonews )-Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ciidamo isugu jira Soomaali iyo Cadaan ay la wareegeen degmada Badhaadhe oo ka tirsan Gobolkaasi.

Ciidamada Maamulka Jubaland oo gacan ka helaya Ciidamada Dowlada Soomaaliya, AMISOM iyo kuwa Cadaan ah ayaa la wareegay degmadaasi, iyadoo uu ka dhacay dagaal kooban oo degmadaasi looga saaray Xoogaga Alshabaab.

HALKAN KA DHAGEYSO

Saraakiil ka tirsan Dowlada oo la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay in Howlgalkan ay isla fuliyeen Ciidamada Jubaland, Dowlada Soomaaliya , AMISOM iyo kuwa cadaan ah oo gacan ka siinayay la wareegista degmadaasi.

Inta la xaqiijiyay Hal Qof oo Haweeney ah ayaa ku dhimatay dagaalka kooban ee ka dhacay degmadaasi, halka ay ku dhaawacmeen Afar kale.

Maamulka Jubaland oo taageerayo ka helayo ciidamada Dowlada iyo AMISOM ayaa isku diyaarinaya dagaalo ay alshabaab kaga saarayaan deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement